Qeexid

"(ajeeyay, ajaysay) Biyo ajo ka dhigid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ajee oo kali ah:
  • Maxamed Xasan Nuur ayaa ugu hambalyeeyay ardayda jaamacadda Muqdisho munaasabadan dhamaadka sanad jaamacadeedka 2010/2011, wuxuuna ku amaanay ardayda dadaalka ballaaran ee ay muujiyeen wuxuuna u rajeeyay guul iyo horumar.
  • Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa booqday Isbitaallada la dhigay dhaawacyada askarta Jabuuti, isagoo u duceeyay askarta una rajeeyay caafimaad.