"Qof nasab wanaagsan kasoo jeeda."
Soomaali.
Wadaag:
ld ajar1 (1).
m.l
Cid wax ay rabto kaaqbalid.
f.g1
-bay, -btay
eeg arji.
m.dh.w
ld ajarso.
f.mg3
-saday, -satay
Aqbal.
ld ajiibid.
ld ajarsasho.
ld ajiib1 (2).
m.f.dh
Hadal qof laga filayoin uu sheego, hadal kale oo buriya sheegid.
f.g2
-iyay, -isay
Biyo meel ku raagay oo midabkoodii,dhadhankoodii iyo urtoodii isbeddelay.
m.dh