Qeexid
ld ijaar1.
ld ijaar1.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: ld ujro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Boor ama qiiq madow oo kacsan.
Qeexid Xigta: Biyo dhoobo ku qasantahay oo aad u calawsan.
Qeexid Kale: Midab xooluhu yeeshaan oo madow, guduud iyo cawl isugu dhafan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Bir budo laga dhigay oo lagu daaweeyo caruurta caddaadka qabta.
Qeexid Xigta: ld birxaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Isyeelyeel, kibir iyo meelmaag naagaha iyo carruurtu muujiyaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Qeexid: (-rtay, - ratay) Badar dhagax, qashin iwm ka saarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Wasaq ilkuhu yeeshaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Nafley cayilid; weynaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Wax meel isugu geysasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Wax meel isugu imaasho.
Qeexid Kale: Timaha tuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Weel aad u buuxsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]