"Erey la yiraahdo markii la arko amala maqlo wax xun. ld aqas."
Wadaag:
/2 (-iyay, -iday/-isay; -iyi) Erayoama weedho qoran daalacasho ama kor ugudhawaaqid.
f.g1
Waqti la rabay dibuga dhicid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wax waqtigiisa dib udhigid.
f.g2
-iyay, -isay
Cagaar. ld akhtar.
m.l
ld akhriyid.
m.dh
ld akhdar.