Qeexid

"(-rmay, -rantay; -rmi) Waxwaqti la rabay dib uga dhacay noqosho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga akhiran oo kali ah:
  • Umadda islaamka ahi, meel kastooy joogtaba, wey u baahantahay in dawladdii islaamku did u soo noqoto oo markale si' fiican dhidibada loogu aaso, si' ummadda islaamka karaamadeedii u soo noqoto, adduun iyo aakhirana ey u liibaanto.
  • Waxaanuse is-tusnay in aannu ku soo beeganay saacad sharcigu sakhiran yahay ama marmarka qaarkood ay dhacdo cillad farsamo oo dhinaca korontada kaga timaadda ishaarooyinka.