Qeexid
"(-rmay, -rantay; -rmi) Waxwaqti la rabay dib uga dhacay noqosho."
"(-rmay, -rantay; -rmi) Waxwaqti la rabay dib uga dhacay noqosho."
Wadaag:
Wax waqti larabay dib uga dhacay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-rmay, -rantay; -rmi) Ku s.: wax khatalmay noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Meesha iyo nolosha dambe eelagu noolaan doono marka adduunka lagatago.
m.dh
Wadaag:
Hoore saafi noqosho.
Nafley isku dhex jirtay intii islehba wax gooni isugu soocmay noqosho.
f.mg1
Wadaag: