Qeexid
"alaab caydhiin m.dh.u (-bo ..., m.l) 1. Walaxama shay dabiici ah oo aan gelin weliwarshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ayisticmaalaan warshaduhu si ay ufarsamotumaan uguna beddelaan alaab laisticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qaybahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ayka mid yihiin looxa jarjaran, burkaqamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumiddheeraad ah. ld alaab ceyriin."