Qeexid
Socod lala dhacdhacayo tabardarro awgeed;
Qeexid Xigta
A. ah: qof sakhraansan.
Socod lala dhacdhacayo tabardarro awgeed;
A. ah: qof sakhraansan.
magac / noun
Lab / masculine
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Tabar darroawgeed la dhacdhacid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qof si sahlan ula qabsan karo dad iyodal uusan aqoon; qof galgal badan oodhiiran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Nooc caws ka mid ah oodhaadheer.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof dhallinyar,waayo aragnimo lahayn, oo isla weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: alaab ceyriin m.dh.u ld alaab caydhiin.
Qeexid: aalaa fk. Inta badan, marar badan, badanaa.Tus.”Aa. ma yimaado saacadahaan”.
m.l
Qeexid: (-hyo, m.dh) Qof baryo badan ooaan xishoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Qalabka guriga looga adeegto.
Qeexid Xigta: Waxyaabaha qofka u gaarka ah sidasanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: alaab caydhiin m.dh.u (-bo ..., m.l) 1. Walaxama shay dabiici ah oo aan gelin weliwarshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ayisticmaalaan warshaduhu si ay ufarsamotumaan uguna beddelaan alaab laisticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qaybahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ayka mid yihiin looxa jarjaran, burkaqamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumiddheeraad ah. ld alaab ceyriin.
f.mg1
Qeexid: (-qay, -qday; -biqi) Cabsikaddaray ah dareemid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Baqdi aan aqoon kudhisnay; baqdin qalo keento.
Qeexid Xigta: ldalaabbiqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l.kh
Qeexid: M. ah: Qof hurdo laga kiciyay oo aan weli baraarugin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Alaal ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg alaalax2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh.u
Qeexid: ld alaab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -say, -stay
Qeexid: Mashxarad samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafley yar oo biyaha ku nool,bocool ku dhex jirta oo kaadi-dhiigganoolihiisa korisa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Mashxarad.
Qeexid Xigta: ld alalaasid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -baysay
Qeexid: Guri, xafiisiwm alaabo dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]