Qeexid
"Tabar darroawgeed la dhacdhacid."
[-xay, -xday]
alaalax2 ay
alaalax2 day
f.mg1"Tabar darroawgeed la dhacdhacid."
Wadaag:
Socod lala dhacdhacayo tabardarro awgeed;
A. ah: qof sakhraansan.
m.l
Wadaag:
Qof si sahlan ula qabsan karo dad iyodal uusan aqoon; qof galgal badan oodhiiran.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dhallinyar,waayo aragnimo lahayn, oo isla weyn.
m.l
Wadaag:
Qof hurdo ka kicid isagoon weli bogan.
f.mg1
-xay, -xday
Wadaag:
alaab caydhiin m.dh.u (-bo ..., m.l) 1. Walaxama shay dabiici ah oo aan gelin weliwarshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ayisticmaalaan warshaduhu si ay ufarsamotumaan uguna beddelaan alaab laisticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qaybahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ayka mid yihiin looxa jarjaran, burkaqamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumiddheeraad ah. ld alaab ceyriin.
Wadaag:
Qalabka guriga looga adeegto.
Waxyaabaha qofka u gaarka ah sidasanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.
m.dh.u
Wadaag:
alaab caydhiin m.dh.u (-bo ..., m.l) 1. Walaxama shay dabiici ah oo aan gelin weliwarshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ayisticmaalaan warshaduhu si ay ufarsamotumaan uguna beddelaan alaab laisticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qaybahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ayka mid yihiin looxa jarjaran, burkaqamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumiddheeraad ah. ld alaab ceyriin.
Wadaag:
Qalinjebin(dugsi quraan).
Waxbarasho heer wacanka gaarid.
f.mg1
Wadaag:
Nafley yar oo biyaha ku nool,bocool ku dhex jirta oo kaadi-dhiigganoolihiisa korisa.
m.dh
Wadaag:
(-qay, -qday; -biqi) Cabsikaddaray ah dareemid.
f.mg1
Wadaag:
Baqdi aan aqoon kudhisnay; baqdin qalo keento.
ldalaabbiqid.
m.l
Wadaag: