Qeexid

"Mashxarad."

Qeexid Xigta

ld alalaasid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alalaas oo kali ah:
  • Dalku weli wuxuu ku jiraa qalalaase baarlamaan oo xayiray xitaa hawlihii ugu darnaa ee asaasiga ahaa ee sharcidejiyeyaasha (xildhibaanada).
  • "Iyadoo qalalaasaha Somalai uu sii socodo ayaa haddana waxaa jira fursado lagu horumarin karo nabadda iyo siyaasadda, waxaana beesha calaamka looga baahan yahay inay kordhiso taageerada," ayuu Mahiga ka sheegay kulankii xalay.