Qeexid
"Qarwid;dhadhabid."
[-day, -dday]
alalad2 ay
alalad2 day
f.mg1"Qarwid;dhadhabid."
Wadaag:
Ka a.: cid alal kakeenid. ld alaladsii.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley yar oo biyaha ku nool,bocool ku dhex jirta oo kaadi-dhiigganoolihiisa korisa.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax si aan sax ahayn u samayn.
(f.mg) Ku q.: wax, wax kale oo aan ku habbooneyn ku qasid.
f.g
Wadaag:
Isku beegnaantalaba meelood ama shay.
Badan, si daran.
A. yar: ld aayar.
m.dh.fk
Wadaag:
Caro Eebbe cid caasidey ku dhicid.
Cid cay iyo eedayn u jeedin. ld lacanad2, lacnad2, nacallad2, nacdal2.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Hees hawleedluuq macaan ku qaadid (haween).
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
alaab caydhiin m.dh.u (-bo ..., m.l) 1. Walaxama shay dabiici ah oo aan gelin weliwarshado ama aan la farsamayn. 2. Alaab ayisticmaalaan warshaduhu si ay ufarsamotumaan uguna beddelaan alaab laisticmaali karo; alaabta caydhiin waxaa qaybahaan ka mid ah alaab farsamotuman, oo ayka mid yihiin looxa jarjaran, burkaqamadiga, kuwaas oo sii mara farsamotumiddheeraad ah. ld alaab ceyriin.
Wadaag: