Qeexid
"(almo/-nno, m.dh) Xubnaha geedkaqasabka middood."
"(almo/-nno, m.dh) Xubnaha geedkaqasabka middood."
Wadaag:
(almo/-nno, m.dh) (nax.) Ereywaxaa loo qaybin karaa xubno tiradooda lamid ah inta shaqal uu leeyahay ereygaas (sidamadax -> ma-dax); xubin waliba waxaa lagumagacaabaa alan; erey wuxuu noqon karaahal alanle (cir), laba alanle (ma-dax), saddexalanle (dib-ka-be), iwm; xusuusnaada inshaqalka dheer lagu tiriyo hal shaqal ama halcod (ii, aa iwm) sida shibanayaashan oo kale- dh, sh, kh, oo aan la kala qaybin karin.
m.l
Wadaag:
Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo.
ldalxamid.
m.l
Wadaag:
Cad maro ah oo dowlad, hay'ad, maamul iwm astaan u ah.
Midab madow oo ay iduhu qaarka hore ku yeeshaan.
m.l
Wadaag:
F.kay, f.kaa iwm: dartay, dartaa iwm.
“F.kiisii gal!”: “Arrintiisii gal!”.
m.l
Wadaag:
Wax la qalay noqosho (nafley).
U q.: wax, wax istaahilid.
f.mg1
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax meel kore saaran noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
mu.dhm.y
Wadaag:
(-smay, santay; -smi) Wax laaloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-unnay,-unnantay; -unni) Wax la alkumay noqosho (gabar).
f.mg1
Wadaag:
(-anmay, -amantay; -anmi) Wax alxan ku kaabmay noqosho. ldalxanan1.
f.mg1
Wadaag:
(-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag:
Qalabka guriga looga adeegto.
Waxyaabaha qofka u gaarka ah sidasanduuqa, dhar, miis, sariir iwm. ld alaabo.
m.dh.u
Wadaag:
Neef ido ah wax caatoobey noqosho.
f.mg4
-lnaa, -lnayd
Wadaag:
(-lmay, -lantay; -lmi) Wax mug leh oo wax kale laga buuxshay noqosho.
f.mg1
Wadaag: