Qeexid
"(almo/-nno, m.dh) (nax.) Ereywaxaa loo qaybin karaa xubno tiradooda lamid ah inta shaqal uu leeyahay ereygaas (sidamadax -> ma-dax); xubin waliba waxaa lagumagacaabaa alan; erey wuxuu noqon karaahal alanle (cir), laba alanle (ma-dax), saddexalanle (dib-ka-be), iwm; xusuusnaada inshaqalka dheer lagu tiriyo hal shaqal ama halcod (ii, aa iwm) sida shibanayaashan oo kale- dh, sh, kh, oo aan la kala qaybin karin."