Qeexid
(-gayaal, m.l/dh) Qof guriweyn, xafiis iwm ilaaliya oo iridda laga soogalo jooga.
(-gayaal, m.l/dh) Qof guriweyn, xafiis iwm ilaaliya oo iridda laga soogalo jooga.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-bbo/-byo m.dh) Bir, loox iwmoo hab gaar ah loo sameeyey oo guryahairdahooda lagu awdo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -bay, -btay
Qeexid: Irrid, albaab uyeelid.
Qeexid Xigta: Albaab furan xirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -bnaa, -bnayd
Qeexid: Wax laalbaabay noqosho (irrid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg albaab2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg albaaban. ldalbaabnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld albaabnaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]