Qeexid
"(-dhyo, m.dh) (kiim.) Qayb kamid ah iskudhisyada oorgaanikada ah eenoocoodu yahay -C-H; halkaas oo R aytahay koox alkayl ama arayl ah."
"(-dhyo, m.dh) (kiim.) Qayb kamid ah iskudhisyada oorgaanikada ah eenoocoodu yahay -C-H; halkaas oo R aytahay koox alkayl ama arayl ah."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
(-ooyin, m.l) (fiis.) Hummaagga oo yeesha iin-muuqaal, ayna sababtay, bikaaco ama muraayad xoodan. Haydh midabkeeda humaaggu waxa uu yeeshaa hariiryo midabaysan, taas oo ay ugu wacantahay hannaanka kala geddisan ee ay midabada kala geddisan u qalloocdaan.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: