Qeexid

"(-lo, m.l) Bocol yaryar oo xeebahabadaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo;laji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aleel oo kali ah:
  • Mid waliba dhar wuxuu haleeli karo ayuu ku soo jufay oo qolkii weynaa ayaa la isa soo tubay.
  • Maalintuu Ereyga Qoran (khadarkaas) haleelay ayey runtii bilaabantay sahanka qofku ugu jiro dhammaystirka dadnimadiisa buuxda ee dhinac walba isaga dheelli tiran.