Qeexid
"(-layaal, m.l/dh) Noocdibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oodabada midabbo kala duwan ku leh,waabaayo halis ahna leh."
"(-layaal, m.l/dh) Noocdibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oodabada midabbo kala duwan ku leh,waabaayo halis ahna leh."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof dhallinyar,waayo aragnimo lahayn, oo isla weyn.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Bocol yaryar oo xeebahabadaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo;laji.
m.dh.u
Wadaag:
Wax aleel looyeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Geed lugtool ahaan u baxa, sidaqasabka, galleyda, maseggada, qaysaraantaiwm.
m.l
Wadaag:
Nooc faalka ay haweenkudhigaan ka mid ah oo ay aleesha kufaaliyaan.
m.l
Wadaag:
Qof si sahlan ula qabsan karo dad iyodal uusan aqoon; qof galgal badan oodhiiran.
m.l
Wadaag:
Hab; farsamo; tab.
Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.
m.l
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Dhulka u dhexeeya labada lool ee dhulbaraha hareeraha ka mara cimiladiisuna kulu shahay.
m.l
Wadaag: