Qeexid
"Wax aleel looyeelay ahaansho."
[-snaa, -snayd]
aleelaysan naa
aleelaysan nayd
f.mg4"Wax aleel looyeelay ahaansho."
Wadaag:
Wax la beeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax la meeleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Noocdibqallooca ka mid ah oo aad u weyn oodabada midabbo kala duwan ku leh,waabaayo halis ahna leh.
m.l
Wadaag:
(-lo, m.l) Bocol yaryar oo xeebahabadaha laga helo oo weelasha lagu qurxiyo;laji.
m.dh.u
Wadaag:
Nooc faalka ay haweenkudhigaan ka mid ah oo ay aleesha kufaaliyaan.
m.l
Wadaag:
Biyo wax meel godan ku aruursamay ahaansho.
Wax meel ciriiri ah ku xareysan ahaansho.
f.mg1
Wadaag:
Wax asmalagu gamay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafleyjahawareersan ahaansho.
Qof aqso haysoahaansho. ld aqsaysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Ku s.: wax, wax kale ku tiirsan ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax bul loo yeelay ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Wax qudrad, subag iwm muddo yar lagu shiilay ahaansho (hilib).
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: