Qeexid
"(-gyo, m.dh) (kiim.) Iskudhisorgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayniyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ahbadidoodu waxay leeyihiin dhis silsiladfuran, hasayeeshe qaarkood, sidasaykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiingiraamo."

Wadaag:
Xarafka ugu horreeyafarta Carabiga.
Alifba'.
Astaan alifka ueg oo xoolaha lagu sunto. 4. (alfaan, m.dh) Darajo la siiyo sarkaalxigeenka.
m.l
Wadaag:
Qalab isawada oo iskiis ushaqeeya. ld awtomaatiko, otomaatig.
m.l
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (kiim.) Iskudhisorgaanig ah oo dhiskiisu ka koobanyahaygiraamo bensiin ah.
m.l
Wadaag:
alifba' m.dh Xuruuf af lagu qoro oo ka koobanshaqallo iyo Shibbanayaal; alif. ld alif.
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof ciidankaqalabka sida ka mid ah oo darajadiisu hal aliftahay.
m.l
Wadaag:
Carruur dugsi ku jirta ooalifka dhigata.
Ciidamada inta alif sidata.
m.dh.u
Wadaag: