Qeexid

"(-lo, m.dh) (baay.) Mid ka mid ah muuqaallada talantaalliga ah ee hiddo side.Noolayaasha badankoodu waxay leeyihiinlaba aliil oo midba hiddoside ka yimid(midba waalid ka yimid), kaas oo ku jirakoromosoomyo iskumid ah. Hal aliilbadanaa waxa uu shiiqiyaa ka kale oo looyaqaan shiiqsane, kaas oo ay ka baxaanastaamaha u gaarka ah noolahaas."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aliil oo kali ah:
  • الواجب: Waajibka waa waxa sugan ee la isku faray Kitaabka ama Sunnada, daliilna uusan lahayn inuu yahay mid loo baahan yahay iyo inuu yahay shardi, qofkii sameeyana uu leeyahay ajar loona ciqaabayo qofkii ka taga cudur la’aan.
  • Ugu dambayn miisaaniyadda uu wasiirka maaliyaddu golaha wakiilada soo hordhigay waxay xambaarsan tahay dhaliilo shilis iyo madmadaw badan, kuwaas oo u baahan daymo badan iyo in aad loo tifaftiro.