Qeexid

"(-iyo, m.dh) (baay.) Qayb badan ooka duwan dhirta yar yar, hase yeesheecagaariye leh (footoosintasis) cuntadiisa kusamaysan kara, kuna nool sabo biyood iyodhulka saxansaxada leh. Geedkani waxa uunoqon karaa hal unugley ama unugyobadane. Isaga oo yeelan kara qaababkan:miiqaq, wareegsan ama saxan u eg. Aljigahadda looma aqoonsana koox abla"

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga alji oo kali ah:
  • Maxamuud Caydiid Dirir ayaa soo xidhay munaasibada wuxuna mamulka Daljir kula dardaarmay inay sii xoojiyaan barnaamijyada anfaca uga jira bulshada soomaaliyeed.
  • Caweyska: Cabdinuur Daljir (Q.3AAD) Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaan idinku haynaa sheekooyin xiiso leh iyo wareysiga fannaanka Cabdinuur Aadan Daljir.