Qeexid
"(-unnay,-unnantay; -unni) Wax la alkumay noqosho (gabar)."
"(-unnay,-unnantay; -unni) Wax la alkumay noqosho (gabar)."
Wadaag:
Wax laalkumay ahaansho (gabar).
f.mg4
-unnaa, -unnayd
Wadaag:
Gabadh guurlaga doonayo reerkooda weyddiisasho.
f.g3
-untay, -umatay
Wadaag:
(-anmay, -amantay; -anmi) Wax alxan ku kaabmay noqosho. ldalxanan1.
f.mg1
Wadaag:
Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo.
ldalxamid.
m.l
Wadaag:
Wax aanhoree u jirin abuurid.
Ka a.: wax kale kasoo saarid.
f.g1
Wadaag: