Qeexid
"Rabbibaryid; Ilaah wax ka tuugid."
Qeexid Xigta
Cunto laguducaysanayo samayn.
"Rabbibaryid; Ilaah wax ka tuugid."
Cunto laguducaysanayo samayn.
Wadaag:
Alle wax ka bari; ducaysi.
Cunto ay samayso cid ducaysanaysa.
m.l
Wadaag:
/2 (-ryay, -riday/risay; -ryi) Habeen meel nabad ku baryid.
f.mg1
Wadaag:
Orod aan caadiahayn oo baqdin ku jirto samayn.
f.mg1
-say, -stay
Wadaag:
Orod aan caadi ahayn oobaqdini ku jirto.
ld alabbasid.
m.l
Wadaag:
Erey la yiraahdo marka waxdhacay ay sidii loo filayay noqdaan; akkididin wax dhacay ay sidaas noqonayaan. Wuxuuka koobanyahay “Alle”, “i” iyo “lehe”. ldallaylee. Alle m.l (dii.) Ka aan dhimman ee adduun,aakhiro iyo inta uuman sameeyay ee iska leh,Eebbe, Ilaah, Waaq.
e.d
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh; -bayo, m.dh) Qof aan khayr badan lahayn.
m.l
Wadaag: