Qeexid Xigta
ld allabbari1(3).
ld allabbari1(3).
Wadaag:
Rabbibaryid; Ilaah wax ka tuugid.
Cunto laguducaysanayo samayn.
f.mg1
Wadaag:
Alle wax ka bari; ducaysi.
Cunto ay samayso cid ducaysanaysa.
m.l
Wadaag:
(-bayaal, m.l/dh; -bayo, m.dh) Qof aan khayr badan lahayn.
m.l
Wadaag:
Erey la yiraahdo marka waxdhacay ay sidii loo filayay noqdaan; akkididin wax dhacay ay sidaas noqonayaan. Wuxuuka koobanyahay “Alle”, “i” iyo “lehe”. ldallaylee. Alle m.l (dii.) Ka aan dhimman ee adduun,aakhiro iyo inta uuman sameeyay ee iska leh,Eebbe, Ilaah, Waaq.
e.d
Wadaag: