Qeexid
"Awoodda qof u leeyahay waxcurinta. ld allifid."
"Awoodda qof u leeyahay waxcurinta. ld allifid."
Wadaag:
(-fayaal, m.l/dh) Qof maanso,muusiko, figrad iwm curiya.
m.l
Wadaag:
Maanso, muusiko,figrad cilmiyeed iwm curin.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-gyo, m.dh) (kiim.) Iskudhisorgaanig ah oo ah alkeyn, alkiin, ama alkayniyo faracooda. Iskudhisyada alifaaligga ahbadidoodu waxay leeyihiin dhis silsiladfuran, hasayeeshe qaarkood, sidasaykalohigseyn iyo sukurows, waxay leeyihiingiraamo.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkalabaad ee kelida ah (lala hadlaha ama wax looqoraha). “Ninka aad la hadashay waawalaalkay”. ld aa2, aydin.
mu.dhm.y
Wadaag: