Qeexid

"(kiim.) Bir firfircoon oojilicsan, waana curiyaha labaad ee ururka(III) ee tusaha kalgalka curiyayaasha. Wuxuuleeyahay ratibaadda elektaroonnada eeniyuun iyo saddex elektaroon oo dheeraad ahoo ku jira heertamarka ugu sarreeya. Alluumiiniyantu waxay ku jirtaa macadannobadan; waa curiyaha ugu caansan biraha kujira oogada dhulka, waana ka saddexaadxagga badnaanta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: