"Cucub ama lucbad ayilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh."
Wadaag:
eeg alma-almee.
m.f.dh
Alma almay ciyaarid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaligaah. ld dheeman.
m.l
Arday waxbarashada dugsigahoose ku jirta.
m.dh.u
Kuul, silis iwm qoor kuxirid (qof).
f.g2
-iyay, -isay
B. ah: hanti baylah ah.
Keydka dhexe ee Dawladda Islaanka. ld baytammaal1, baytimmaal1, beytummaal1.
eeg almi.