Qeexid
"Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaligaah. ld dheeman."
"Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaligaah. ld dheeman."
Wadaag:
Cucub ama lucbad ayilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh.
m.dh
Wadaag:
Kuul, silis iwm qoor kuxirid (qof).
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dhul nabaadguuray.
Dhul la abuuray oo aan weli wax ka soo bixin.
Deyn. 4. Saanta lo'da oo la magdiyey. 5. Midab guduud xigeen ah oo geelu yeesho.
m.l
Wadaag: