[-iyay, -isay]
alm yay
alm say
"Kuul, silis iwm qoor kuxirid (qof)."
Wadaag:
eeg almi.
m.f.dh
Wax laallaadin.
f.g2
-iyay, -isay
Aleen ka dhawaajin(geel).
Nooc ka mid ah dhagxaanta qaaligaah. ld dheeman.
m.l
Cucub ama lucbad ayilmuhu ku cayaaraan oo qaab aroosad leh.
m.dh
Arday waxbarashada dugsigahoose ku jirta.
m.dh.u
Alma almay ciyaarid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
eeg alma-almee.