Qeexid
"Si didmo iyodegganaan la'aan leh u kicid (nafley)."
[-saday, -satay]
aloogs aday
aloogs atay
f.mg3"Si didmo iyodegganaan la'aan leh u kicid (nafley)."
Wadaag:
Rabsho, dagaal iwmabuurid.
Wax kor u qadiid, taagid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax laaloogay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg4
-gnaa, -gnayd
Wadaag:
(-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-llo, m.dh) Nooc dadabta aqalka kamid ah oo laga sameeyo ulaha geed-duurkaoo lagu seexdo ama guryaha lagu ilxiro.
m.l
Wadaag:
Socod joojin.
Fadhi ka istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Qof fadhiyey istaagid.
Qof socda joogsasho. ld rorogso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax laaloosay ahaansho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg4
-snaa, -snaday
Wadaag:
Socod hadba meel istaagid.
Ku j.: qof dhulka jiifa oo muruq hayo si turaal ah ugu istaagid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-smay, santay; -smi) Wax laaloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag: