Qeexid
(-iyo, m.dh) (kiim.) Qaababkakala duwan ee curiye yeelan karo; kuwaas ooku kala geddisan astaamaha duleed; inkastoay sameeyaan iskudhisyo kiimikaad oo iskumid ah. Tusaale ahaan, salfartu waxayleedahay dhawr jinsi oo qaab ahaan kaladuwan.

magac / noun
Lab / masculine
Wadaag: