Qeexid
"Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo."
Qeexid Xigta
ldalxamid.
"Macdan si sahlan dabku u dhalaaliyo oo wax lagu kabi karo."
ldalxamid.
Wadaag:
(-anmay, -amantay; -anmi) Wax alxan ku kaabmay noqosho. ldalxanan1.
f.mg1
Wadaag:
Xoolo la qalo ama cunto kale ooloogu duceeyo qof markaa dhintay.
m.l
Wadaag:
Cod nafley badani isku darto oo farxad iyo qosol leh.
m.l
Wadaag:
Magacuyaal tilmaama qofkakoowaad ee kelida ah (hadlaha ama waxqoraha).
ld aannu.
mu.dhm.y
Wadaag:
(-smay, santay; -smi) Wax laaloosay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-gmay, -gantay; -gmi) Waxla aloogay noqosho (rabsho, dagaal iwm).
f.mg1
Wadaag:
(-unnay,-unnantay; -unni) Wax la alkumay noqosho (gabar).
f.mg1
Wadaag:
Wax laalxamay ahaansho. ld alxanan2.
f.mg4
-xannaa, -xannayd
Wadaag: