Qeexid
"(-gay, gtay) ld ammaag."
"(-gay, gtay) ld ammaag."
Wadaag:
Ciid ku aasid (god,dab iwm). ld amaag.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-hyo, m.l) Xoolo qof laga qaatooo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.
m.dh
Wadaag:
Dhul ballaaran oo meel la yaqaanoku fadhiyo. Tus. “Aagga Ceelbuur waxaalaga helaa dhagax jilicsan oo burjikooyinkalaga qoro”.
m.l.u
Wadaag:
ama xi. Erey kala xiriirfura laba magac amalaba weerood. Tus. “Baasto ama bariis iikeen”, “Ama tag ama joog”. ld amba2,amma.
Wadaag:
Hanti, aqal iwmunkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Alkun; abuur.
A. ah:hanti, aqal iwm oo aan badnayn oo la sooururiyey.
amaamudid.
m.l
Wadaag: