Qeexid

"eeg amaahi. ld amaahis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amaahin oo kali ah:
  • Bangiga loo yaqaan Husbanken wuxuu leeyahey hab wax amaahin gaar ah oo loogu talogaley dhallinyarada iyo dadka kale ee u baahan iney helaan guri.
  • Waa caadi in bangigu weydiiyo qofka doonaya inuu guri iibsado inuu heysto waxoogaa lacag ah (raasamaal) si aan loo wada amaahin dhammaan lacagta uu gurigu joogo.