Qeexid
"Amaah qaadasho."
[-hday, -hatay]
amaah day
amaah atay
f.g3"Amaah qaadasho."
Wadaag:
(-hyo, m.l) Xoolo qof laga qaatooo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Dhiibato weyn ooabaar ama cudur ay keenaan oo guud ahaansaameya naflay badan.
m.dh
Wadaag:
(-xay, -xday; -bixi) Qofamaah lagu lahaa iska bixin.
f.mg1
Wadaag:
ama xi. Erey kala xiriirfura laba magac amalaba weerood. Tus. “Baasto ama bariis iikeen”, “Ama tag ama joog”. ld amba2,amma.
Wadaag:
Hanti, aqal iwmunkiddeeda bilaabid; alkumid; unkid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: