Qeexid
"Yaab weyn; ashqaraar."
"Yaab weyn; ashqaraar."
Wadaag:
Si aad ah uyaabid. ld amankaag2.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Waxamankaag hayo ahaansho. ld amankaagsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
ld amakaagsanaansho, amankaagsanaan, amankaagsanaansh amakaagsanaansho m.l/dh ld amakaagsanaan.
m.dh
Wadaag:
ama xi. Erey kala xiriirfura laba magac amalaba weerood. Tus. “Baasto ama bariis iikeen”, “Ama tag ama joog”. ld amba2,amma.
Wadaag: