Qeexid
"Erey amaweer cid lagu farayo inay hawl fuliso."
Qeexid Kale
Kibir iyo qab weyniwadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.
Qeexid Xigta
Dhibaato weyn.
"Erey amaweer cid lagu farayo inay hawl fuliso."
Kibir iyo qab weyniwadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.
Dhibaato weyn.
Wadaag:
ama xi. Erey kala xiriirfura laba magac amalaba weerood. Tus. “Baasto ama bariis iikeen”, “Ama tag ama joog”. ld amba2,amma.
Wadaag:
Maridda hal irmaan afarta naas laga maro. ld ibamaryo.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Waqti la yaqaan oo bilow iyo dhammaad leh; goor, kol.
M.kayga, m.kaaga iwm: kolkayga, kolkaaga iwm.
M.kiiba: isla waqtigiiba, durba. 4. ld marid.
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.l) Xoolo qof laga qaatooo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Iskudhisyo orgaanig ah oosameysma marka hal ama in ka badan oo atamyada haydarojiin ee amooniyada lagubeddelo koox orgaanig ah.
m.dh
Wadaag:
ld ajir, ajri. Abaalgud Eebbe siiyoqof camal wanaagsan sameeyey.
ld ajarid.
m.l
Wadaag:
Isdhaafidda ay laba wax ama ka badan ay isu dhaafaan jihooyinka isku lid ah.
Khayaano. ld isdabammar1.
m.l
Wadaag: