Qeexid
"Isla weyni iyo kibir wadajira."
"Isla weyni iyo kibir wadajira."
Wadaag:
Erey amaweer cid lagu farayo inay hawl fuliso.
Dhibaato weyn.
Kibir iyo qab weyniwadajira. 4. A. Alle: maqaadir Alle.
m.l
Wadaag:
ama xi. Erey kala xiriirfura laba magac amalaba weerood. Tus. “Baasto ama bariis iikeen”, “Ama tag ama joog”. ld amba2,amma.
Wadaag:
Qori xabbad keliyaale ah oo la isticmaali jirey waayadii hore.
Awr; rati.
m.l
Wadaag:
(-hyo, m.l) Xoolo qof laga qaatooo mar lagu heshiiyay loo soo celiyo.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Iskudhisyo orgaanig ah oosameysma marka hal ama in ka badan oo atamyada haydarojiin ee amooniyada lagubeddelo koox orgaanig ah.
m.dh
Wadaag:
Awood u suurtaggelineysa qof inuu hawl si fiican u qabto.
m.dh
Wadaag:
U hogaansanaan la'aantaamar la is faray. ld amardiidmo.
m.dh
Wadaag:
Awood maammul oo si aansharci ahayn loo adeegsado. ldamarkutaagleeye.
m.l
Wadaag:
Amarkutaagle samayn.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag: