Qeexid
"(-gayaal, m.l/dh) (fiis.)Qalab lagu cabbiro xaddiga qulqulkadanabka ee mareeg danab. Ambiyeer beeggawaxa mareegta loogu xidhaa si taxane ah."
"(-gayaal, m.l/dh) (fiis.)Qalab lagu cabbiro xaddiga qulqulkadanabka ee mareeg danab. Ambiyeer beeggawaxa mareegta loogu xidhaa si taxane ah."
Wadaag:
(-ro, m.dh) (fiis.) Summad A.Waa halbeegga caalamiga (HC) ah eequlqulka danabka. Hal ambiyeer waaxaddiga qulqulka danab ee dhexmaraya labagudbiye oo dherer-dhaaf ah, ahna barbaro,iskuna jira hal mitir ee dulaalaati madhan, kadhex dhaliya xoog le'eg 2x10 (N/Nm).Niyuutan halkii mitir ee dhererkagudbiyaha.
m.l
Wadaag:
beer holac m.l (daaw.) Halaamacoodka beerka oo uu keeno fiirus, sun ama difaac jireed oo aan cadi ahayn.
Wadaag:
(-rro, m.dh) Bilowga xiliiyada guga iyo dayrta oo beeraha abuurka lagu ridayo. ld beerabuurid, beerabuuris.
m.l
Wadaag:
Cid jahada toosanka lumin.
Nafley meel fog oo aanay sisahlan uga soo noqon karin geyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: