Qeexid
"Cid waddadahabboon ka lumid."
[-baday, -batay]
ambo2 aday
ambo2 atay
f.mg3"Cid waddadahabboon ka lumid."
Wadaag:
Xantoobo cunto ah af ku shubasho.
f.g3
-baday, -batay
Wadaag:
Wax la soo tuuray ka leexasho. ld gabbo.
f.mg3
-baday, -batay
Wadaag:
Cid jahada toosanka lumin.
Nafley meel fog oo aanay sisahlan uga soo noqon karin geyn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban “ani” iyo “ba”.
mu.eb
Wadaag:
Raro awrka dushiisa la saaro sirarku aanan wax u yeelin awrka.
m.l
Wadaag: