Qeexid
"amiino asiidh m.l (-dhyo, m.dh) (baay.) Kooxka mid ah iskudhisyada orgaanikada ah eebiyaha ku milma ee wada leh kooxkaarboogsayl (-COOH) iyo amino (-NH2)oo ku dhegsan alfa kaarboonatam. Dhirtaiyo noolayaal ili-ma-aragtay ah oo badanayaa amino asiidhyada ka samayn karaiskudhisyo sahlan oo aan orgaanig ahayn,laakiin xayawaanku waxay ka helaan in kufilan oo quudkooda ah."