Qeexid

"amma xi. ld ama."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amma oo kali ah:
  • "In kulammada Baarlamaanka ay qabsoomaan waxaa hortagaan Madaxda Dowladda waxayna ku guuldarreysteen inay dalka wax ka qabtaan, sidaa daraadeed si aan loola xisaabtamin ayay baarlamaanka hortaagan yihiin inuu kulammo yeesho" ayay tiri Xildhibaanad Caasho.
  • Cali Max'ed Geedi ra'iisul-wasaaraha DF oo maanta ka qeyb galay kulan ay soo qaban qaabiyeen gudiga ammaanka Gobalka Banaadir isla markaana ka dhacay Hotel Global, ayaa ka sheegay arrimo dhowr ah oo siyaasada Somalia khuseeya.