Qeexid

"Qof amashay ammaan siin; nabadgelyo siin."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammaanee oo kali ah:
  • Golahu waxey ku ammaaneen ciidankii ku guuleystay inay ka hortagaan qaraxyo lagu waxyeeli lahaa shacabka, kuna dhiiri geliyeen inay sii labo jibaaraan dadaalkooda sugidda amniga.
  • Wasiirka Maaliyadda iyo Wasiirka Amniga Puntland ayaa aad iyo aad u soo dhaweeyay mashruucan waxayna ku sheegen mid dhaxalgal ah ee loo baahnaa, waxayna Wasaaradda ku ammaaneeyn horumarka ay sameysay.