Qeexid
"eeg ammaanso. ldammaansi."
"eeg ammaanso. ldammaansi."
Wadaag:
Ku a.: cidammaano u dhiibasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax cid loo dhiibto si ay uxafiddo.
Kalsooni cid lagu qabo;aamminaad.
m.dh
Wadaag:
Nabadgelyo.
Qodob yar ooku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxaiwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliyarasaasta ama hubka kale.
Cad kala barakuruska geela oo sida badan ceeriinka lagacuno.
m.l
Wadaag: