Qeexid
"Ku a.: cidammaano u dhiibasho."
[-saday, -satay]
ammaans aday
ammaans atay
f.mg3"Ku a.: cidammaano u dhiibasho."
Wadaag:
Wax cid loo dhiibto si ay uxafiddo.
Kalsooni cid lagu qabo;aamminaad.
m.dh
Wadaag:
Nabadgelyo.
Qodob yar ooku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxaiwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliyarasaasta ama hubka kale.
Cad kala barakuruska geela oo sida badan ceeriinka lagacuno.
m.l
Wadaag:
Ka a.:wax ammaano ahaan cid uga qaadasho.
Ku a.: cid ammaano u dhiibasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax laammaanay ahaansho.
f.mg4
-aannaa, -aannayd
Wadaag:
Qof amashay ammaan siin; nabadgelyo siin.
f.g2
-neeyay, -naysay
Wadaag:
Ciid ku aasid (god,dab iwm). ld amaag.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Suugaanta qayb ka mid ah oo ka kooban waxyaabo badan oo la tirsho sida, gabayga, masafada, heesta iwm.
m.dh
Wadaag: