Qeexid

"/dh Goor; waqti. ld immin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammin oo kali ah:
  • Dhibatooyinka dhaqanka iyo aamminsananta ay Somalidu leedahay waxaa ka mid ah: Dhaqanka difaaca iyo u hiillinta danbiilaha.
  • Habeenka la yidhaahdo "Dambasame" ayaa ah amminta ay xoolo-dhaqatadu sumalka idaha ku sii deyso si ay u rimaan.