Qeexid

"(-mo, m.dh) (kiim.) Neefmidab laawe ah oo ur sindhiidha leh. Ammooniyadu aad ayay ugu milantaabiyaha (milanka dheregsan ee ammooniyadaah waxa ku jira 36.9 % oo ammoniya ahmarkuu heerkulku yahay 0° C.): milan biyoodka ammoniya waa beys waxaana kujira saami ammooniya ah oomadaxbannaano."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag: