Qeexid
"Nooc xamaaratada ka mid ah oomuluca u eg kase weyn oo leh midab bunniah. ld amuur."
"Nooc xamaaratada ka mid ah oomuluca u eg kase weyn oo leh midab bunniah. ld amuur."
Wadaag:
Qalab af fiican oo waxlagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin afbeelay.
ld afgammuurid.
m.l
Wadaag:
Waxmushkilo hayso ahaansho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Waxmushkilo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
(m.l.u) Miro loogu tala galay inwax lagu beero.
ld abuurid.
m.l
Wadaag:
Caano a. ah: caano yar oo dhigaalah oo hadba in lagu daro si ay u bataan.
m.l
Wadaag:
Wax af beelayka dhigid. ld afgammuux2, afgamuur2, afgamuux2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Waxaf beelay noqosho (qalab af fiiqan). ldafgammuuxan1, afgamuuran1,afgamuuxan1.
f.mg1
-rmay, -rantay
Wadaag:
Wax afbeelaay ahaansho (qalab af fiiqan). ldafgammuuxan2, afgamuuran2,afgamuuxan2.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: