Qeexid
"Waxmushkilo hayso ahaansho."
[-reeyay, -raysay]
ammuure eeyay
ammuure aysay
f.mg2"Waxmushkilo hayso ahaansho."
Wadaag:
Nooc xamaaratada ka mid ah oomuluca u eg kase weyn oo leh midab bunniah. ld amuur.
m.l
Wadaag:
Waxmushkilo hayso ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Uur u yeelid (siiba naag aan la qabin).
Uuro kicin.
f.g
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Qalab af fiican oo waxlagu mudo ama lagu gooyo leh laakiin afbeelay.
ld afgammuurid.
m.l
Wadaag:
Wax af beelayka dhigid. ld afgammuux2, afgamuur2, afgamuux2.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Habeen socosho. ld guureggal2.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Dhar xammuurad gelin.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid.
Keli socosho.
f.mg2
-reeyay, -raysay
Wadaag: