Qeexid
"Wax la jeclaysiga qof naftiisakeliya wax la rabo. ld anaaninnimo."
"Wax la jeclaysiga qof naftiisakeliya wax la rabo. ld anaaninnimo."
Wadaag:
Macacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'iyo'.
mu.eb
Wadaag:
(-do, m.dh) (c.naf.)Mowqifka ama dabeecadda ku tusaysa in aadadiga is muujisid naftaada keliya, ama aadaaminsantahay in aad ka muhimsantahaydadka kale, adigoo aan xaqiiqsan, mudnaangaar ahna aad is siisid.
m.dh
Wadaag:
Anaani ahaansho;nafjeclaysi. ld anaaniyad, anaaniyo.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'aa 1'.
mu.eb
Wadaag:
U d.: dad si danaana ah gacan ku siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.
m.dh
Wadaag:
ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kalejirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”;“Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa2.
Wadaag:
Koox ciidan ah oo si gaar ah utababbaran oo cadow lala dagaallamayodhulkiisa loo diro si uu u fadqalalleeyo.
m.dh
Wadaag: